Halkan waxaad ka heli doontaa caawimaad ku saabsan xujooyinka nolosha. Ma jeclaan lahayd inaad si qarsood ah ula sheekaysato Mope ry la-taliye?
Mope ry telefoonka ayaa furan:
Isniin 12–16, num. 041 318 4505
khamiis 12–16, num. 050 363 2740
arbaco 12–16, num. 040 073 5029